Ciidamo ka baxay Dhuusamareeb oo gaaray B/Weyne & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

Cutubyo ka tirsan taliska Qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka dhaqaaqay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa caawa gaaray magaalada Belad-weyne ee Xarunta gobolka Hiiraan halkaasoo fariisin u ah qaybta 27aad ee Ciidamada Xoogga Dalka. Saraakiil Sare oo ka tirsan Qeybta 21aad oo uu hogaaminayo taliyahooda C/Casiis C/llaahi (Qooje) ayna wehliyaan taliyaha Guutada … Continue reading Ciidamo ka baxay Dhuusamareeb oo gaaray B/Weyne & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)